Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Kooxda COMSED ee Puntland iyo Kismaayo

KISMAAYO (Afdheer) Madaxda xiriirka dhalinyada iyo isboortiga Puntland oo ay weheliyaan koox ka dhisan gobolka Mudug ee Punland oo lagu magacaabo Comsed ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo xarunta gobolka jubbada hoose iyagoo cayaar saaxiibtinimo la yeelan doona koox ka tirsan gobolka jubbada hoose garoonka Waamo ee kubadda cagta madax ka socotay Jubaland ayaa garoonka ku soo dhaweeyey.

 

 

 

 

 

 
TV Afdheer