Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Eng. Mahboub iyo Amb. Afey oo Puntland tagay.

Garoowe (Afdheer) Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD inj. Maxbuub Macallin Maxamed iyo wakiilka IGAD ee dalka Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa tagay Garoowe caasimadda Puntland.

Waftiga ayaa la kulmi doona madaxda Puntland.

Puntland waxaa hore u tagay ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo kulamo la yeeshay madaxda Puntland.

dowladda Puntland, ra`iisul wasaaraha iyo madaxda IGAD ayaa ka wadahaldli doona hannaanka doorasho ee 2016 Soomaaliya looga gudbayo.

Warar hoose ayaa sheegay in Puntland lagu cadaadin doono inay aqbasho 4.5.

Xubnaha IGAD ayaa xiriir wadashaqeyn oo dhow la leh dowladda Puntland waxaana laga rajo qabaa in xal kama dambeys ah lagu gaari doono shirka ka Garoowe loo fadhiyo in Soomaaliya wada qaadato 4.5 iyo in ay puntland doorashada uga qeyb geli doonto qaab deegaan dhulka ay maamusho.

 

afdheer.com

 
TV Afdheer