Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Gobolka J/dhexe webi JUBBA oo fatahay.

Bu'sale, Afdheer- Gobolka jubbada dhexe waxaa ka da'ay roobab xoog leh sidoo kale webi JUBBA ayaa keenay biyo badan.

Webiga ayaa ku fatahay deegaano hoos taga degmooyinka Saakoow iyo Bu'aale.

Gobolka J/dhexe wuxuu ka kooban yahay 4 degmo degmooyinkaas oo uu maro webi JUBBA waxayna kala yihiin degmada Salagle, Saakoow, Bu'aale iyo Jilib.

Degmooyinka gobolkan ma jirto degmo ka mid ah oo Jubaland maamulkeedu gaadhay mana jiro maamul hoos taga Jubaland oo gobolka Jubbada dhexe ka mid ah  gobolada ku magacaaban Jubaland ayuu ka mid yahay gobolka J/dhexe.

afdheer.com

 
TV Afdheer