Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Jen. Fartaag oo Dooloow booqanaya iyo taliye cusub oo loo magacaabay SNA Jubaland.

Kismaayo ( Afdheer ) Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland Jen. Cabdulahi Sheikh Isnaaciil Fartaag iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqanaya gobolka Gedo.

Waftiga ayaa ku horreyn doona degmada Dooloow ee gobolka Gedo.

Safarka Shaqo ee Madaxweyne ku xigeenka ayaa la sheegay inuu la xiriira sidii gobolka Gedo looga soo qori lahaa qeybtii ay Ciidamada qaranka Soomaaliya kaga soo aaday.

Saddexda gobol ee Jubaland ayaa laga diyaarinayaa ciidan xoogga dalka Soomaaliyeed ( Somali national Arm SNA ) ciidankaas oo la filayaa inuu yahay 3090 askari oo ka mid ah Qiyaas 10.000 askar qaran oo Soomaaliya yeelaneyso.

Dhanka kale, sida ay sheegayaan warar laga helayo Muqdisho Waxaa Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Jubaland loo magacaabay Col. MAXYADIIN ku xigeenka Col. Daa'uud, Saadka Col. Qaloocan iyo howl galinta Col. Axmed - Caato kuwaasoo ka tirsan saraakiisha Jubaland ee ku sugan Kismaayo.

 
TV Afdheer