Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Caweyska Cali Dhaanto iyo fanaaniin kale oo caawa ka dhacaya Rotadam dalka Holland- VIDEO

Boqorka cayaarta hidaha iyo dhaqanka *dhaantada* Soomaaliyeed Cali Bashiir (Cali Dhaanto) ayaa soo gaaray Holland wuxuuna ka mid yahay fanaaniin dhowr ah oo madadaalo ka dhigi oona dalkaas.

Cali dhaanto waxaa loo soo dhaweeyey si heer sare ah waxaana soo dhaweeyey fanaaniinta ku nool dalka Holland iyo Maxamed Cabdullaahi.

{YOUTUBE}aONXXZn0sKk{/youtube}

 

Faalo 

 
#1 suldanka 2015-07-25 16:44
Boqorka cayaarta hidaha iyo dhaqanka
*dhaantada* Soomaaliyeed Cali Bashiir (Cali
Dhaanto) ayaa soo gaaray Holland wuxuuna ka
mid yahay fanaaniin dhowr ah oo madadaalo ka
dhigi oona dalkaas.
Quote
 
TV Afdheer