Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

KG state iyo golihii wasiirada oo la dhammeystiray

Baydhabo ( Afdheer ) sabti 03 Janaayo 2015, Shariif Xasan ayaa magacaabay qeybtii ka hadhsaneyd golahiisa wasiiradda.

Maxamed Sh. Cumar Zaytuun wasiirka wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta.

Axmednuur sh. Maxamed Loxos  (Axmed mashruuc ) wasiirka wasaaradda dib u dajinta iyo Jaaliyadaha.

Labadan wasiir waxay kasoo jeedaan Bay iyo Bakool waana wasiiradda beesha Daarood/Ogaadeen ay ka heleen golaha wasiirada maamul goboleedka koonfur galbeed dalka soomaaliya.

Aden

Baydhabo

Afdheer.com

 

Faalo 

 
#1 cabdi geel amaan 2015-01-03 18:34
wasiirada imika lagu dhawaaqey waa 20,afar horana waa ay ka sii horeeyeen,marka a sidee bay ku dhacdey in beesha ogaadeen oo kuleh saddex degmo misena si kale hadaan udhigo 50% of bakool,seey ku dhacdey in labo wasiir oo kaagaba siidarane magac u yaal ah lasiiyo beelo aan deegaanka oogabadneeyna lasiiyo ilaa iyo shan wasiir (hawiye).

waxaa lama huraan ah in mowqif mideysan laga qaato sidii loola mcaamiililahaa qolyahan xaqdarada wado.
Quote
 
 
#2 Bakool 2015-01-03 23:59
Iima muuqato dhaliil saddex degmada ka hadlin laba dii gobol ee Jubba ogaden muxu ku leeyahay...vivacolyahan waaddadaasheen
Quote
 
 
#3 juba 2015-01-04 17:03
bakool
madaxweynaha jubaland wa ayo waxoo dhan inaad qaadato miyaad rabtay
Quote
 
 
#4 abdala 2015-01-06 15:43
Waxa nalasiiyay waan kuqanacsanahay sababtoo ah marwalba wax aad qabankartaa laguxisaantamaa Hadii intaa nalasiiyay Waxaana leenahay shariifku waa naxurmeeyay
Quote
 
TV Afdheer