Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

Xaflad ay qabteen hay`adda horumarinta jubaland ayaa lagu qabtay Mareykanka.

Kulan looga hadlay horumarinta Jubaland ayaa lagu qabtay Mareykanka guddoomiyaha hay`adaas/Mac-hadkaas Xasan Faarax Shire ayaa ka hadlay sidii nabad loogu wada noolaan lahaa Jubaland iyo sidii shaqo loogu abuuri lahaa dhallinyarada Jubaland sidoo kale in dhallinyarada maskaxda laga dhaqay dib loogu soo celiyo bulshadoodii.

Dim lights

Fayasal Cali Rooble oo xafladaas ka hadlay ayaa sheegay in dagaalka sokeeye noo yimid xilligii gumeysiga wuxuuna sheegay inay aheyd qeyb ka mid ah sida loo xukumo bulsho la doonayo in la gumeysto.

Xubno kale ayaa ka hadlay xafladaas iyagoo sheegay in la taageero qorshahan.

Video for https://www.youtube.com/watch?v=7Lk-nRu4vI0

 

 

 
TV Afdheer