Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

32 Km jid tareen oo laga dhisay Adis Ababa dalka Itoobiya.

Adis Ababa. Magaalada Adhis Ababa caasimadda dalka Ethiopia waxaa laga hirgaliyey jid tareen oo dhererkiisa lagu sheegay 32Km jidkaas oo yeelan doona 39 stop ama train-station.

Jidkan waxaa dhisaya Shiinaha waxaa la furi doonaa sannadka cusub Janaayo 2015. 

Nus malyan doolar lacag ah ayaa la sheegay in ay ku bixi doonto jidka tareenkaas, waa markii ugu horreysay oo jid tareen yeelato magalada Adis Ababa taasoo wax weyn ka tari doonta socodka dadka ku nool magaalada.

Horumarka dhan kasta leh ee dalka Ethiopia ku talaabsatay 20kii sanno ee la soo dhaafay ayuu ka mid yahay jidka tareeen ee laga furayo Adis Ababa.

Adis Ababa, Ethiopia

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

afdheer.com

 
TV Afdheer