Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE

IGAD oo meel marisay heshiiska Jubaland.

Kismaayo (Afdheer) Urur goboleedka IGAD ayaa ku dhiiri galiyey dhinacyada dowladda federaalka, Jubaland iyo Col. Bare in heshiis la gaaro.

IGAD waxay si dhab ah ugu guuleysatay in ay ka shaqeyso abniga deegaanada la doonayo in laga dhiso maamul goboleed waxayna digniin aan qarsooneyn siisay dhammaan Soomaalida hortaagan nabad ka dhalata Soomaaliya.

Col. Bare Hiiraale waa masuulkii ugu dambeeyey ee mucaadka ku ahaa Jubaland wuxuuna go`aansaday inuu kusoo biiro hanaanka nabadda ee Soomaaliya isagoo yiri "albaabkii nabadda waan furnay".

Maamulka Jubaland ayaa gacmo furan kusoo dhaweeyey walaalahooda deganaa GOOBWEYN.

Marka la soo koobo IGAD waxay door muuqda ka cayaartay nabad iyo nidaam ka hirgala Jubaland.

 

RAAGE

Kismaayo

Afdheer.com

 
TV Afdheer