Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Madaxweynaha Kenya oo booqday Garissa.

Madaxweynaha Kenya oo booqday Garissa.Garissa (Afdheer) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqday Garissa xarunta waqooyi bari dalka Kenya ahna xarunta Garissa county. Madaxweyne Kenyatta oo ka khudbeeyey fagaare ku yaala magaakada Garissa isagoo saaran baabuur dusha ka furan ayaa yiri  "waa been-abuur in Jubi ... Wada akhri...
 

Faallo: Saadaalin maxaa xigi kara doorashada madaxweynaha Soomaaliya kadib?

Faallo: Saadaalin maxaa xigi kara doorashada madaxweynaha Soomaaliya kadib?(Faallo) Dalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 18 gobol iyo 92 degmo waxaana loogu yeeraa jamhuuriyadda Soomaaliya sannadkii 1991dii burburkii dowladdii Soomaaliya gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya waxay sheegeen inay ka go`een Soomaaliya waxayna la baxeen magacii loogu yeedhi jirey xilligii gum ... Wada akhri...
 

Madaxweyne Axmed-madoobe oo la filayo inuu wax ka badalo golahiisa wasiirada.

Madaxweyne Axmed-madoobe oo la filayo inuu wax ka badalo golahiisa wasiirada. Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha jubaland Axmed Maxamed Islam (axmedmadoobe) ayaa la sheegay inuu qorsheynaya  isku shaandheeyn golihiisa wasiirada ah. Isku shaandheyntan ayaa la filayaa inuu sameeyo horraanta bisha febraayo 2017 waxaana la sheegay in uu Madaxweynaha Jubaland soo daabici doono war ... Wada akhri...
 

Gaadiidka Bajaajka oo ku soo batay magaalada Garissa.

Gaadiidka Bajaajka oo ku soo batay magaalada Garissa.Garissa ( afdheer) Ku dhawaad saddex bilood gaadiidka ay raacaan dadka reer Garissa waxaa ka mid noqday saddex lugoodka loo yaqaano Bajaaj. Dumarka ayaa mooto-bajaajkan si badan u isticmaala maadaama ay ku adag tahay inay dumarku raacaan mootada caadiga ah oo ay inta badan bulshadu u arkaan anshaxd ... Wada akhri...
 

Jawaari oo afhayeenka baarlamaanka ku guuleystay iyo Saadaasha ku xigeennada.

Muqdisho (afdheer) Shalay waxaa guuleystay Prof. Maxamed sheekh cusmaan Jawaari loona doortay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya kadib markii uu ka guuleystay tartamayaashii kale. Maanta waxaa socota doorashada labada ku xigeen 1aad iyo 2aad waxaana la filayaa inay ku guuleysan doonaan xildhibaan M ... Wada akhri...
 

Sannad guuraddii 5aad ee Jaaliyadda Jubaland Norway+ VIDEO

Sannad guuraddii 5aad ee Jaaliyadda Jubaland Norway+ VIDEOOslo (Afdheer) Jaaliyadda Jabaland ee dalka Norway oo kulan ku yeeshay Oslo caasimadda dalka Norway shirka waxaa ka qeybgalay guddoomiyha gobolka jubbada hoose Dr. Cabdirashiid Cali Gooni. Dim lights Xafladdan oo aheyd casho ... Wada akhri...
 

Guuleed iyo Shariif oo lagu dhagan yahay.

Muqdisho (afdheer) Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayey mooshin ka keeneen baarlamaanka ismaamulkiisa ee fadhigiisu yahay Cadaado. Ma aha markii ugu horreysay oo dhaliil loo jeediyo madaxweynaha galmudug. dhanka kale Shariif Xasan Sh. Aden Madaxweynaha koonfur galbeed ayaa lagu ee ... Wada akhri...
 

750 Km wado tareen Kismaayo - Lamu

Nairobi (afdheer) Sida la baahiyey waxaa jira qorshe kor loogu qaadayo horumarka bariga qaaradda Afrika waxaana koboca dhaqaalaha qeyb weyn ka geysan doona dalka Shiinaha (china) Waxaa hore u qorsheysnaa wado tareen oo ka baxda Lamu illaa South Sudan hase yeeshee Warar la baahiyey ayaa tilmaamaya i ... Wada akhri...
 

Awoodaha aqalka hoose iyo aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Labadan aqal shaqadoodu way kala qeexan tahay in kastoo loo baahan yahay inay si wadajir ah labada aqal u sameystaan nidaam ama sharci si waafi ah u kala qeexaya awoodahooda waxaana howsha baarlamaan waxay hadda ku caddahay qodobada 71, 80, 81, 82, 83, 89aad ee dastuurka dalka Soo ... Wada akhri...
 

02.02.2017 iyo go'aanka kiiskii badda Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Galabnimada khamiista 02 feb.2017 ayuu guddoomiyaha maxkamadda aduunka ee Hauge ku dhawaaqi doonaan dacwaddii kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Kiiska waan billaabeynaa oo maxkamadda ayaa awood u leh qaadista dacwada sida ay rabto Soomaaliya iyo kiiskan maxkamaddu ma gali kar ... Wada akhri...
 

5400 askar AMISOM Burundi ka jooga Soomaaliya oo ka baxaya ...

Muqdisho (afdheer) dalka ay Soomaaliya ka joogaan ciidanka labaad ee ugu tirada badan AMISOM ayaa ku gudajira sidii ay uga bixi lahaayeen AMISOM Soomaaliya. Ciidamada dalka Burundi waxaa saameeyey cunaqabateyn dalkaasi ku soo rogeen midowga Yurub. Midiwga Yurub ayaa diiday qaabkii doorasha ee dalk ... Wada akhri...
 

31 arday oo ka qalinjabiyey kuliyada caafimaadka ee Xudur.

31 arday oo ka qalinjabiyey kuliyada caafimaadka ee Xudur.Bakool (afdheer) Magaalada xarunta gobolka bakool ee Xudur waxaa ku qalinjayey oo shahaadooyin la siiyey 31 arday oo la siiyey shahaadooyin. Ardaydan bartay caafimaadka ayaa dhammeystay 2 sanno kulliyadda caafimaadka ee Xudur. Gobolka bakool wuxuu ka kooban yahay 6 degmo oo dhammaantood ku jira ga ... Wada akhri...
 

Khudbadii Xildhibaan Cabdirashiid-Xidig ka hor jeediyey baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya+VIDEO.

Khudbadii Xildhibaan Cabdirashiid-Xidig ka hor jeediyey baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya+VIDEO.Muqdisho (afdheer) Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig oo u sharraxan xilka afhayeenka baarlamaanka 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa khudbad ka hor akhriyey xildhibaanada federaalka Soomaaliya. Dim lights MP xidig ayaa sheega ... Wada akhri...
 

WARBIXIN: Abaarta ka jirta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

WARBIXIN: Abaarta ka jirta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Jijiga (afdheer) Guud ahaan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ( Ogaden regions) waxaa ka jirta abaar saameysay dadka iyo duunyada una baahan caawin deg-deg ah. 9-ka gobol ee deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa asiibtay abaar kadib 2 sanno oo roob yaraan ka jirtay. Daruuro ayaa ka da'ay deegaa ... Wada akhri...
 

Maamulka iyo Odayaasha Jubaland oo taageeray Jawaari.

Kismaayo (Afdheer) Odayaasha dhaqanka Jubaland ayaa si rasmi ah u taageeray musharraxa afhayeenka baarlamaanka federaalka Soomaaliya inuu yahay Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari. Odayyasha dgaqanka oo shir ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in musharraxa kaliya ee Jubaland u sharraxan uu yahay Jawaari ... Wada akhri...
 
TV Afdheer