Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Madaxweyne Cabdi-iley oo ka hadlay rabshadaha looga soo horjeedo dowladda Itoobiya.

Madaxweyne Cabdi-iley oo ka hadlay rabshadaha looga soo horjeedo dowladda Itoobiya.Jijiga (afdheer) Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar ( Cabdi iley ) ayaa ka hadlay rabshadaha ay wadaan qowmiyadaha Axmaarada iyo Oromada ee looga soo hor jeedo dowladda Itoobiya wuxuuna ku tiulmaamay qorshe lagu diidan yahay dimoqraadiyadda iyo xorriyadda a ... Wada akhri...
 

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Kismaayo tagay.

Kismaayo (afdheer) Wasiirka wasaaradda Boosrada iyo Isgaarsiinta dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geele) ayaa safar gaaban ku yimid Kismaayo isagoo ka soo kicitimay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Wasiirka ayaa ku ciidi doona Kismaayo xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka ... Wada akhri...
 

Warbixin kooban iyo cayaartii maanta Puntland 1 - 0 Shabeele

Warbixin kooban iyo cayaartii maanta Puntland 1 - 0 Shabeele Muqdisho (Afdheer) Cayaaraha gobolada ayaa ka socda caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa Shalay wada cayaaray cayaartoydii ku cayaareysay gobolada Jubaland iyo Banaadir waxayna guushu rigoore ku raacday Jubaland. Puntland iyo Shabeele oo maanta wada cayaaray waxayna guushu 1 iyo 0 ... Wada akhri...
 

Puntland 4 - 0 Koonfur galbeed

Muqdisho (Afdheer) Cayaarta kubadda cagta ee gobolada Soomaaliya ayaa socota waxaa la jiidhay kooxda kubadda cagta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed kadib markii ay ku durduriyeen kooxda kubadda cagta ee dowladda Puntland. Garoonka kubadda cagta ee banaadir stadium waxaa ka socda cayaaro xiisa l ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Jubaland: Soomaalidu yey sugayaan? VIDEO

Madaxweynaha Jubaland: Soomaalidu yey sugayaan? VIDEOMadaxweynaha Jubaland Sh. Axmed Maxamed (Sh Axmed-madoobe) ayaa jeediyey khudbad dheer oo meelo badan taabaneysa laguna tilmaami karo khudbad wadani ah oo uu jeediyey mid ka mid ah madaxda maanta ee dalka Soomaaliya. Dim lights {jcomments off ... Wada akhri...
 

Guddiga doorashada Soomaaliya

Guddiga doorashada Soomaaliya Muqdisho  (afdheer) Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay 22 xubnood oo noqon doona gudigga doorashada Soomaaliya 2016. 1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa 2. Maxamed Jaamac Mursal 3. Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen 4. Sahra Maxamed Cali Samat ... Wada akhri...
 

IGAD iyo Shirka Muqdisho +Video

IGAD iyo Shirka Muqdisho +Video Muqdisho (afdheer) Masaxda IGAD ayaa soo gaaray Muqdisho waxayna ka qrybgalayaan shir Madaxeedka urur goleedka IGAD oo ka furmay Soomaaliya kadib 1986dii markii la aasaasay ururkan. Dim lights ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo kaga qeybgalaya Shir.

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo kaga qeybgalaya Shir.Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam (Axmedmadoobe) oo ka mid ahaa Madaxda madasha ee Shirku Muqdisho uga socda ayaa shir muhiim ah kaga qeybgalaya Kismaayo. Shir looga hadlayo abniga Jubaland ayaa ka furmay Kismaayo waxaana ka qeybgalaya shirkaas saraakiil ka socota Soomaal ... Wada akhri...
 

Jubaland 2 - 1 Galmudug.

Muqdisho ( Afdheer ) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda dowlad goboleedyada Jubaland iyo Galmudug waxaana 2 iyo 1 ku badiyey Jubaland. Jubaland ayaa kabadbaaday Shalay inay shandadahooda dhabarka soo saartaan oo usoo noqdaan gurigooda Kismaayo maadaama shabeele hore utumeen. koonfur galbeed ay ... Wada akhri...
 

4 kooxood oo cayaaray shalay iyo maanta yaa reeyey?

4 kooxood oo cayaaray shalay iyo maanta yaa reeyey? Muqdisho (Afdheer) Shalay waxaa wada cayaaray cayaartoyda ku cayaareysay magaca dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya iyo Banaadir caasimadda Soomaaliya waxay cayaartu ku dhammaatay- Banaadir 5  -  0 Koonfur galbeed Maanta waxaa wada cayaaray kooxaha ku cayaarayey magaca Shabeele st ... Wada akhri...
 

Axmed-Madoobe: Shabaab iyagaa na soo weeraraya annaguna difaac baan ku jiraa!+ VIDEO

Axmed-Madoobe: Shabaab iyagaa na soo weeraraya annaguna difaac baan ku jiraa!+ VIDEO Kismaayo (Afdheer) Madaxweynaha jubaland Sh Axmed Macamed ayaa wareysi uu siiyey idaacadda SONA ee qaranka Sooomaaliyeed ayuu kaga warramay arrimo xaasaasi ah wuxuuna cadeeyey in aan diyaar loo aheyn xorreynta meelaha ay maamusho Shabaab taas masuuliyadeedana ay leeyihiin madaxweynaha dowladda fed ... Wada akhri...
 
TV Afdheer