Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Waftiga ddsi iyo Jarati- SAWIRO

Waftiga ddsi iyo Jarati- SAWIRO   Jarati (Afdheer) Wafti uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka ahna wasiirka waxbarashada dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Mudane Mowliid Xayir ayaa xarigga ka jaray dugsiga sare ee degmada Jarti. Mudane Mowliid Xayir ayaa shacabka ku dhaqab gobolka Afdheer gaar ahaan degmada Jarati ... Wada akhri...
 

Shirkadda SAAFI warbixin kooban -VIDEO

Shirkadda Saafi waxaa ka shaqeeya dad gaaraya 100 ruux oo dumar u badan waxayna ka shaqeeyaan hadda magaalada Garissa ee dalka Kenya. Dim lights Shirkadda SAAFI waxay mustaqbalka dhow ka howlgali doontaa Nairobi, Mambassa, Wa ... Wada akhri...
 

Saadaasha madaxweynaha Soomaaliya 2016-2020

Muqdisho (afdheer) Soomaaliya waxaa ka socota doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka oo gabogabo ku dhow. 180 xildhibaan oo kooram buuxiya waxay dooran doinaan afhayeenada labada aqal ee baarlamaanka. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2016- 2020 ayaa loo muddeeyey ugu dambeyn 15. Diis ... Wada akhri...
 

Jubaland oo maanta laga gabagabeyn doono doorashooyinka iyo saadaasha madaxweynaha 2016-2020

Kismaayo (afdheer) Sida qorshuhu yahay waxaa maanta magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubaland lagu soo gabagabeyn doonaa doorashooyinkii labada aqal ee baarlamaanka dalka Soomaaliya. Xubnihii ugu dambeeyey ayaa maanta laga dooranayaa Kismaayo waxaana la soo xiri doonaa goobaha ... Wada akhri...
 

Aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo DG Jubaland.

Xildhibaanada aqalka hoose ee federaalka dalka Soomaaliya 2016- 2020 xubnihii laga doortay dowlad goboleedka Jubbaland hoos ka akhriso: 1. Cabdirashiid Maxamed Xidig2. Eng. C/Casiis C/llahi Yuusuf3. Cismaan Liibaan4. C/llahi Yuusuf Alankey5. Maryan Aweys Jaamac6. Luul Cabdi7. Xamza Sheekh Xuseen8. ... Wada akhri...
 

Kenya suspends Dadaab refugee camp closure for six months

Kenya suspends Dadaab refugee camp closure for six monthsThursday, November 17, 2016This file photo taken on April 28, 2015 shows an aerial view of the part of the eastern sector of the IFO-2 camp in the sprawling Dadaab refugee camp, north of the Kenyan capital Nairobi. (TONY KARUMBA/AFP)(AFP) - Kenya on Wednesday agreed to suspend the closure of Dabaab ... Wada akhri...
 

Cabdifataax Maxamed Cali oo ku guuleystay xildhibaan aqalka hoose ee baarlamaan federal.

Kismaayo (afdheer) Cabdifataax Maxamed Cali ayaa 31 cod kaga guuleystay musharrixiintii la tartamayey doorasho ka dhacday Kismaayo, Jubaland. Laba musharrax oo rag ah iyo hal musharrax gabadh ayaa ku tartamay kursigan waxaana ku guuleystay Cabdifataax Maxamed Cali oo noqday xildhibaan federaal. Do ... Wada akhri...
 

Ciidamada KG oo la wareegay degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool.

Ciidamada KG oo la wareegay degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool. Baydhabo (Afdheer) Dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya  ayaa sheegay in ciidamadoodu la wareegeen degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool ka dib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya oo degmadaas joogay lana wareegeen Shabaab ka dib bixitaantii ciidamada Itoobiya. KG ayaa ciidamo tir ... Wada akhri...
 

xildhibaanada 2016 iyo sida loo qeybiyey.

xildhibaanada 2016 iyo sida loo qeybiyey.Sida ay baahisay warbaahinta Soomaalidu waxaa la qeybiyey xildhibaanada federaalka Soomaaliya ee dhammaadka 2016 waxaana loo qeybiyey sida ku qoran puntlandi.com Guji.   Koonfur galbeed.......................69 xildhibaan Somaliland................................47 xildhibaan Pun ... Wada akhri...
 

Ciidamada Jubaland oo la wareegay Buuloguduud iyo Birta dheer.

Kismaayo (afdheer) Ciidamada Jubaland ayaa la sheegay inay la wareegeen tuulooyinka Buulo-guduud iyo Birta-dheer oo hoos taga degmada Kismaayo ee gobolka j/hoose. Buuloguduud waa tuulo ku taal dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo jidka laamiga ah waxayna Kismaayo u jirtaa 30Km halka tuulada Birta-d ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku laabtay.

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku laabtay. Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Soomaaliya ayaa ku laabtay Kismaayo safar shaqo oo uu ku tagay Adis Abab iyo Nairobi kadib. Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay madax Itoobiyaan ah intii uu joogay Adis Ababa sidoo kale madax ka tirsan ururka  IGAD waxayna ka wada hadleen x ... Wada akhri...
 

Roobab ka da'ay koonfur Soomaaliya iyo waqooyi bari dalka Kenya.

Garissa (Afdheer)  In muddo ah Koonfurta Soomaaliya illaa gobolada deriska ka ah ee dalka Kenya loona yaqaano NFD waxaa ka jirey abaar kulul oo naafaysay reer Miyiga. Maalmahan waxaa deeggaanno ka mid ah ka da'ay roobab haba ku kala badnaadee. Garissa waxaa ka da'ay roob aad loogu diirsaday oo da' ... Wada akhri...
 

Siyaasiyiin caan ah oo ku guuleystay aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka.

Siyaasiyiin caan ah oo ku guuleystay aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka.Jowhar (afdheer) Doorasho ka dhacday xarunta dowlad oboleedka Hirshabeele ayaa lagu doortay siyaasiyiin caan ah oo ay ka made d yihiin:   Cabdirasaaq Cumar Maxamed Faarax Sheekh Cabdiqaadir Khadiija Maxamed Diiriye Cabdullaahi Maxamed Cali (sanbaloolshe) Maxamed Xasan Ibraahim.   Dowlad gobo ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo la dooran doono 30 November 2016.

Baydhabo (afdheer) Qaar ka mid ah xubnaha guddiga khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya ayaa tagay Baydhabo xarunta dowlad goboleedka koonfur galbeed waxayna la kulmeen Shariif Xasan. Xubin u hadlay guddiga ayaa sheegay in ay hubin doonaan cabashooyinka doorashada kuwa hore udhacay iyo kuwa soo so ... Wada akhri...
 

27 aroos oo dds itoobiya maalgalisay

27 aroos oo dds itoobiya maalgalisayJIGJIGA Isniin, 14ka, November, 2016. Waxaa xalay ka dhacay magaalada jigjiga gaar ahaan barxada wayn ee haabaanaha aroos cajiib ah oo lamagac-baxay arooskii qarniga qaybtiisii 2aad oo ay ku lamaanoobeen 27 aroos (qoys). Waxaana, arooska qarniga qaybtiisa labaad ka soo qaybga ... Wada akhri...
 
TV Afdheer