Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

xildh. baarlamaanka Jubaland oo Xulistiisu socoto.

xildh. baarlamaanka Jubaland oo Xulistiisu socoto.Kismaayo ( afdheer ) sabti 31, Janaayo 2015, Jubaland waxaa ka socda Xulista xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedka Jubaland state. Xubnaha la xulaya waa 4 xubnood degmo kasta, saddexda gobol ayaa si xor ah usoo xulaya xildhibaanada ay doonayaan. Jubbada hoose: ■Kismaayo. ...9 xildhibaan. ... Wada akhri...
 

heshiiska Jubaland iyo KG state.

Safar laba maalmood qaaday kadib maamul goboleedyada Jubaland iyo KG dalka Soomaaliya ayaa kala saxeexday heshiis rasmi ah oo la faafiyey maanta warsaxaafadeed ay si wadajir ah Kismaayo ugu qabteen guddi labada maamul goboleed iska xuleen waxaana heshiiska si wadajir ah u saxeexay labada madaxweyne ... Wada akhri...
 

Dowlad deegaanka Soomaalida oo ka faa`iideystay federaalka Itoobiya.+VIDEO

Dowlad deegaanka Soomaalida oo ka faa`iideystay federaalka Itoobiya.+VIDEO(Afdheer) Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay ka mid tahay 9ka ismaamul deegaan dowladda federaalka ah ee dalka Itoobiya waxaana la oran karaa ismaamulka Soomaalida Itoobiya si fiican ayuu uga faa`iideystay aaya-ka- tashiga qowmiyadaha dalka Itoobiya. Sagaalka gobol ee dowlad deegaanka Sooma ... Wada akhri...
 

waa goorma doorashada dowlad goboleedka Jubaland? waa 2016.

Nairobi ( Afdheer ) sabti 21 February 2015. Duulaan ay Dhoobleey ka qaadeen reer Jubaland ayaa lagu qabsaday Kismaayo dhammaadkii 2011 kii waxaana duulaankaas caawinayey ciidamada Kenya. Maamul ku meel gaar ah ayaa la magacaabay markii la tagay Kismaayo waxaana madax looga dhigay Axmed-Madoobe hogg ... Wada akhri...
 

Gobolka Afdheer iyo bilicda dhulka -VIDEO

Afdheer  (Afdheer )  Gobolka Afdheer wuxuu ka mid yahay dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya wuxuu ku yaal dhanka Koonfureed ee deegaanka. Degmada Ceelkari waxay ka mid tahay degmooyinka laga faa'iideysto kheyraadka dabiiciga ah ee gobolkaas. Degmadan waxaa mara Wabi Weeb oo agagaarka degmada Dool ... Wada akhri...
 

Qari-Juqood waa deegaan ku yaal gobolka Nogob+ VIDEO

Qari-Juqood waa deegaan ku yaal gobolka Nogob+ VIDEO QARI-JUQOOD (AFDHEER ) Waa deegaan ballaaran oo buuraley ah kuna haboon dalxiiska, deggaan iyo daaqsin. Hoos ka daawo quruxda iyo bilicda gobolka Nogob gaar ahaan Qari-Juqood. Qari-Juqood waxaa loo maraan duubcad jiir lagu magaabo deegaanka Qari-Juqood waxay ka kooban tahay 7 dulood ama 7 buurood ... Wada akhri...
 

Garissa Governor Nadiif iyo wafti uu hoggaaminayo oo Mashaariic kasoo furay degmooyinka. ...

Garissa Governor Nadiif iyo wafti uu hoggaaminayo oo Mashaariic kasoo furay degmooyinka. ...Garissa ( Afdheer ) Garissa Governor Nadiif Jaamac iyo Garissa senator Yuusuf Xaaji ayaa tagay Xagarbuul, Liboi. Sidoo kale Waftigan oo uu hoggaaminayo Nadiif Jaamac ayaa tagay degmooyinka Huluuqo, Masaani, Ijaara iyo degmooyin kale. Mashruuca Koowaad ee Garissa county ayaa laga hirgaliyey Garissa ... Wada akhri...
 

Xafladda baarlamaanka Jubaland-VIDEO

Xafladda baarlamaanka Jubaland-VIDEOKismaayo (Afdheer) waxaa kasoo qeyb galay wafuud heer sare ah waxaa xusid mudan in madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuiud iyo wafti uu hoggaaminayo kasoo qeyb galay xafladda hambalyada baarlamaanka Jubaland. sidoo kale ay kasoo qeybgaleen wasiirada arrimaha dibadda Itoobiya iyo Kenya. Xa ... Wada akhri...
 

Xuseen Cabdi Xalane oo sii joogaya wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya

Muqdisho (Afdheer) Arbaco 17.12.2014, Sii hayaha wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa waayey codsi uu u gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud codsigaas oo ahaa in loo magacaabo ra`iisul wasaaraha Soomaaliya kadib markii uu booskaas baneeyey Dr. Abdiw ... Wada akhri...
 

MUQDISHO iyo boqorka dhaantada "Cali Dhaanto" -VIDEO

Dhaantadu waa cayaar ka mid ah cayaar dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan waxaa aad looga cayaaraa dhulka Ogaden regions, NFD iyo Jubaland. Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dib usoo nooleeyey cayaartan ay dhammaan soomaalidu ku cayaaraan xilliyada aroosyada ... Wada akhri...
 

Wafti Jubaland ka tagaya oo booqanaya gobolka Gedo.

Wafti Jubaland ka tagaya oo booqanaya gobolka Gedo.Kismaayo ( afdheer ) Isniin 02, Janaayo 2015. Wafti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubaland Jen. Cabdullaahi Sh.Ismaciil fartaag ayaa tagi doona gobolka Gedo. Waftigan ayaa u kuurgalaya xaalladda guud ee gobolka abaaro xun oo uu soo maray kadib. Kormeerkaas kadib madaxdaas boo ... Wada akhri...
 

Darwiish iyo seeraar oo Kismaayo kusoo laabtay

Darwiish iyo seeraar oo Kismaayo kusoo laabtay Kismaayo ( afdheer )  waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo lagu soo dhaweeyey qaar ka mid ah waftigii Doolow waxaana Doolow ku hadhay Cabdullaahi Sh. Ismacil Fartaag madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland. Dim lights Jen. Darwiish iyo Dr ... Wada akhri...
 

Wareysi: Dr. Daahiye Mudane laga doortay Garissa County -VIDEO

Wareysi: Dr. Daahiye Mudane laga doortay Garissa County  -VIDEONairobo (Afdheer) Isniin 16 maarso 2015, Mudanaha laga doortay degmada Dhadhaab oo ka tirsan gobolka Garissa Dr. Daahiye ayaa wareysi uu ku soo bandhigay waxqabadka deegaankii laga doortay, Garissa county, waqooyi bari kenya iyo dowoladda Kenya bixiyey. Dim lig ... Wada akhri...
 

Wareysi: Prof. Cali Maxamed Geedi -VIDEO

Wareysi: Prof. Cali Maxamed Geedi -VIDEORa`iisul wasaarihii hore prof. ali Maxamed Geedi oo Royaltv siiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya wareysigaas oo uu kaga jawaabay xilligii uu ra`iisul wasaaraha soomaaliya ahaa oo ahaa markii ugu horreysay oo ay Itoobiya gudaha u gasho ciidda Jamhuuriyadda Soomaaliya. "anigu waxaan ... Wada akhri...
 

Akhriso Baarlamaanka Jubaland+ VIDEO

Akhriso Baarlamaanka Jubaland+ VIDEO Kismaayo (Afdheer) Maamulka iyo Odayaasha Jubaland ayaa si wadajir ah xaflad u qabtay 75 xildhibaan oo markii ugu horreysay yeeshay dowlad goboleedka Jubaland magacyada 75ta xildhibaan hoos ka akhriso. Dim lights ... Wada akhri...
 
TV Afdheer