Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Analysis about the New Developments in Bakol Region by Mohamed Abdikadir (Stanza)

Analysis about the New Developments in Bakol Region by Mohamed Abdikadir (Stanza)Analysis about the New Developments in Bakol Region By: Mohamed Abdikadir Daud (Stanza) The overview of South West1 State of Somalia: This tripartite autonomous state in Somalia was formerly founded by the late Colonel Hassan Mohamed Noor (Shatigudud) – the ex-leader of Rahanwein Resistance Army (R ... Wada akhri...
 

OGEYSIIS: Jaamacadda Kismaayo oo Oslo lagu qaban doono 24.01.2016

Soomaalida reer Norway gaar ahaan Oslo iyo agagaaraheeda waxaa la ogeysiinayaa in shir muhiim ah ka dhici doono Oslo galabnimada 24.01.2016 saacaddaha shirku socon doono waa  14:30  ilaa  18:30 Shirkaas oo lagu dhageysan doono warbixn ku saabsan guud ahaan waxbarashada Soomaaliya gaar ahaan Jaamaca ... Wada akhri...
 

Bosaso Airport oo la furay-VIDEO

Bosaso Airport oo la furay-VIDEOBoosaaso (Afdheer) Boosaaso waxaa tagay wafti uu hoggaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya wuxuuna xarigga ka jaray garoonka cusub ee diyaaradaha magaalada Boosaaso. Garoonkan wuxuu noqonayaa midka ugu caalamisan dalka Soomaaliya. Dim lights ... Wada akhri...
 

Jaamacadda Kismaayo iyo Denmark

OGEYSIIS: Shir muhiim ah loo ay warbixn ka jeedin doonaan masuuliyiin ka tirsan jaamacadda Kismaayo (Kismayu University) ayaa 31.01.2016 lagu qaban doonaa magaalada Kobenheegan ee dalka Denmark. ... Wada akhri...
 

Kismaayo oo laga xusay maalintii la qoray afsoomaaliga -VIDEO

Kismaayo oo laga xusay maalintii la qoray afsoomaaliga -VIDEOKismaayo  (afdheer) Xaflad lagu qabtay Wasaarada arrimaha bulshada ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa looga hadlay maalinta afsoomaaliga la qoray. Af soomaali in la qoro waxaa la hindisay 1961dii way suuroobi weyday inay lagu guuleysto qorista af soomaaliya, mar labaad dowladdii kacaanka ayaa dib b ... Wada akhri...
 

Barnaamijka dhab ka hadal -VIDEO

Barnaamijka dhab ka hadal -VIDEOBARNAAMIJKA DHABKA HADAL OO LOOGA HADLAY ARIMO XASAASI AH 07 02 2016 kalsanTV Dim lights ... Wada akhri...
 

Warbixin kooban wasiir Geele iyo Ceelbarde.

Muqdisho (Afdheer) Dowladda federaalka dalka Soomaaliya ayaa wafti u dirtay Ceelbarde waftigaas oo uu hoggaaminaayo wasiirka wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta DF mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geele). Wasiir Geele waa wasiirkii ugu horreeyey ee isagoo xil wasiirnimo haya taga degmo ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha soomaaliya: Magacu waa Jubaland iyo Madaxweyne Axmed-Madoobe

Madaxweynaha soomaaliya: Magacu waa Jubaland iyo Madaxweyne  Axmed-Madoobe Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 18. 12.2014. Madaxweynaha soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Sheekh Axmed-madoobe. Wadahadal kadib waxaa Kulankaas kasoo baxay laba qodob oo kala ah: 1. ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Bakool state oo wareysi siiyey saxaafadda-COD

Ceelbarde (Afdheer) Madaaxweynaha Bakool sare Axmed Sh. Maxamed (Axmedmashruuc) ayaa wareysi siiyey saxaafadda wuxuuna caddeeyey sababta ay uga go`een koonfur galbeed iyo fariin uu u faray xildhibaanno beesha Raxaweyn ah oo ku sugan Xuudur kuwaasoo doonaya inay tagaan Ceelbarde isagoo hamigooda ku t ... Wada akhri...
 

Dhadhaab:Ilmahaanagu ma heystaan sharciga Kenya.

Dhadhaab:Ilmahaanagu ma heystaan sharciga Kenya.Dhadhaab (Afdheer) Markii ay badatay cabashadii dadka reer Kenya gaar ahaan degmada Dhadhaab ayaa waxaa degmadaas gaaray laba guddi oo ka tirsan aqalka baarlamaanka dalka Kenya guddiyadaas oo kala ah guddiga xuquuqul insaanka iyo guddiga nabad-galiyada. Guddiyadan ayaa indha-indheyn doona dadka k ... Wada akhri...
 

Jaaliyadda Norway ee DDS Itoobiya.

Jaaliyadda Norway ee DDS Itoobiya.Oslo (afdheer) Jaaliyadaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee dalka Norway ayaa xaflad aasaaskii jaaliyadda 1sanno kadib ku qabtay xalay magaalada Oslo ee dalka Norway. Xafladaas waxaa laga jeediyey khudbado lagu taageeray is maamulka Soomaalida Itoobiya. Mudane Cabdi Maxamuud Cumar madax ... Wada akhri...
 

MP. Shidiye: UNHCR ha la hoos geeyo Kenya.

MP. Shidiye:  UNHCR ha la hoos geeyo Kenya.Dadaab (Afdheer) Xildhibaan Maxamed Mukhtar Shiidiye oo laga soo doorto LAGDERA ayaa ka mid ah xildhibaano doonaya in hay`adda UNHCR lagu wareejiyo ama la hoos geeyo dowladda kenya kadib markii dadka deegaanku ku eedeeyeen hay`adaha samafalka ee ay ka mid tahay UNHCR inaysan waba ka faa`iidin.{jcomm ... Wada akhri...
 

Bakool-sare iyo MPLS /VIDEO

Bakool-sare iyo MPLS /VIDEOMareykanka oo laga taageeray maamulka Bakool sare ee Ceelbarde hadalladii laga jeediyey waxaa ka mid ahaa BAKOOL SARE BEEN HA MOODIN jaaliyaddu waxay taageero buuxda siisay maamulka Madaxweyne Axmed Sh. Maxamed ( Axmed Mashruuc) Dim lights { ... Wada akhri...
 

Beesha Sade iyo Jubaland oo heshiiyey-VIDEO

Beesha Sade iyo Jubaland oo heshiiyey-VIDEOKismaayo (Afdheer) Sida uu sheegay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe) waxaa maanta 16.03.2016 kismaayo lagu soo gabagabeeyey khilaaf muddo soo jiitamayey oo u dhaxeeyey beesha Sade iyo Jubaland. Dim lights {jcom ... Wada akhri...
 

Sawirka maanta Garissa town.

Sawirka maanta Garissa town.

Muuqaalkan waa magaalada Garissa sida saxda ah maanta ayey kasii qurux badan tahay sawirkan ma aha mid cusub.

 

Wada akhri...
 
TV Afdheer