Joomla ThemesDeposit PokerNo Deposit Bonus
Web links
Allpuntland
Daily Nation-Kenya
Dhanaanmedia
Jowhar
Jubalandtv
JubbalanadNEWS
Star FM radio
JubbalandMEDIA
Jubaland24.
Hiiraan
RAIO muqdisho
SAADAALnews
Somali-STATE
  • Maxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo

    Isniin, 24 April 2017 11:28
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur galbeed.

    Axad, 23 April 2017 11:55
  • Baardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.

    Axad, 23 April 2017 11:33
  • Garissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.

    Jimce, 21 April 2017 22:19
  • Madaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.

    Jimce, 21 April 2017 11:00

Jen. Fartaag oo Dooloow booqanaya iyo taliye cusub oo loo magacaabay SNA Jubaland.

Jen. Fartaag oo Dooloow booqanaya iyo taliye cusub oo loo magacaabay SNA Jubaland. Kismaayo ( Afdheer ) Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland Jen. Cabdulahi Sheikh Isnaaciil Fartaag iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqanaya gobolka Gedo. Waftiga ayaa ku horreyn doona degmada Dooloow ee gobolka Gedo. Safarka Shaqo ee Madaxweyne ku xigeenka ayaa la sheegay inuu la xiriira sidii ... Wada akhri...
 

Gobolka J/dhexe webi JUBBA oo fatahay.

Gobolka J/dhexe webi JUBBA oo fatahay.Bu'sale, Afdheer- Gobolka jubbada dhexe waxaa ka da'ay roobab xoog leh sidoo kale webi JUBBA ayaa keenay biyo badan. Webiga ayaa ku fatahay deegaano hoos taga degmooyinka Saakoow iyo Bu'aale. Gobolka J/dhexe wuxuu ka kooban yahay 4 degmo degmooyinkaas oo uu maro webi JUBBA waxayna kala yihiin degm ... Wada akhri...
 

Guriga Xamoow oo la boobay.

Adis Ababa (Afdheer) Aqal uu mulki u lahaa siyaasi kasoo jeeda gobolka Afdheer laguna magacaabo Maxamed Cabdi (Xamoow) ayaa la boobay waxaanan idiin soo gudbinay muuqaallo guriga oo fayoow iyo guriga oo la burburinayo. Sababta Aqalkan loo burburinayo ayaa lagu sheegay kadib markii uu siyaasiga guri ... Wada akhri...
 

01.01.1437 waa bilowga sannadka cusub ee taariikhda Islaamka

Nairobi (Afdheer) Maanta sannadka cusub ee taarkhda Islaamka waana 01.01.1437 bishan magaceedu waa Muxarram. Taariikhda Islaamku waxay billaabatay markii uu nabigeennu NNK ha ahaatee ka hijrooday MAKKA una hijrooday MADINA. Bilaha Islaamku waa: 1. Muxarram 2. Safar 3. Rabiicul awal 4. Rabiicul ... Wada akhri...
 

Qurbaha iyo tarhiibka-VIDEO

Qurbaha iyo tarhiibka-VIDEOAden Muuse: Dadka biilka diraayiyo badmareenka gaboobiyo aan barbaarta su,aalo Dim lights Qurbaha Maxaa wiil dhoof u heelan maxaa cidla lagu hujuumay howlbowlaha maxaa la saafay! Dim ... Wada akhri...
 

Dhaanto cusub: BEEL LULA waxaa xalay laga qaaday xafladdii koonfur galbeed ee denmark

Dhaanto cusub: BEEL LULA waxaa xalay laga qaaday xafladdii koonfur galbeed ee denmarkDhaanto cusub oo uu soo saaray boqorka dhaantada Cali Dhaanto dhaanta ayaa markii ugu horeysay laga qaaday xaflad loo qabtay dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya oo ka dhacday denmark xafladaas oo lagu dhaliilay maamulka Shariif Xasan. Dim lights ... Wada akhri...
 

Madaxweynaha Kenya oo sheegay ujeedadda ay ciidamadooda ugu direen Soomaaliya inay tahay oo kaliya nabadgaliyo-VEDIO

Madaxweynaha Kenya oo sheegay ujeedadda ay ciidamadooda ugu direen Soomaaliya inay tahay oo kaliya nabadgaliyo-VEDIOMadaxweynaha Kenya ayaa sheegay inaysan xiiseynaynin wax Soomaaliyeed inay qaataan sidoo kalena ku faanay inay Soomaali madax ah sida wasiiradda arrimaha dibadda, majority leader and majority repuplic of Kenya ku jiraan xukuumadiisa iyo ganacsiga Kenya oo ay ku jiraan. ... Wada akhri...
 

Barnaamij lagu falanqeeyey shir ka dhacay Sacuudiga-VIDEO

Barnaamij lagu falanqeeyey shir ka dhacay Sacuudiga-VIDEOROYAL tv ayaa duubay 2 barnaamij mid ka mid ah ayaa ku saabsanaa jaaliyadda Raxaweyn ee dalka Sacuudiga gaar ahaan JIDDAH oo aflagaadeeyey beelo deggan koonfur galbeed, ciidamada nabad illaalinta AMISOM ee dalka Itoobiya ee gobolada Bay iyo Bakool. Shirkaaas waxaa lagu yiri "Ceelbarde, Aato iyo Yee ... Wada akhri...
 

DOOD- Mudaddii uu jirey maamulka Jubaland maxaa u qabsoomay KASAN TV

Doodan waxaa lagu qabtay LONDON dalka Ingiriiska waxaana doodaya wakiilka UK ee maamulka Jubaand Cabdirashiid Daahir Cabdi  iyo Dr. Maxamed Cabdi Cumar. (Maxamed Deeq) Doodaas oo ah mid xaasaasi ah waxaad ka daawan kartaa VIDEO-ga hoose. Dim lig ... Wada akhri...
 

Isaaq Sheekh Maxamuud: 17 08 2015 Barnaamuj gaar ah La Dagaalanka Musuq maasuqa

Here is an interview I gave to HCTV on our program and its objectives while in Mogadishu!   Dim lights     ... Wada akhri...
 

Shir loogu digay Shariif Xasan oo Nairobi ka dhacay

Shir loogu digay Shariif Xasan oo Nairobi ka dhacay Nairobo - Afdheer, Shir ay qabteen waxgaradka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan waqooyiga dowlad goboleedkaas ayaa lagu qabtay Nairobi waxaana ka qeyb galay Ugaasyo, siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo shacab. Shir ay soo qabanqaabiyeen aqoonyahanno kasoo jeeda degmooyinka Yeed, Ato ... Wada akhri...
 

Dhaanto: Soomaali+ VIDEO

Dhaanto: Soomaali+ VIDEO Dim lights Dim lights Dim lights Dim lights ... Wada akhri...
 

Jen. Fartaag iyo macalin Maxamed oo Kismaayo kusoo laabtay-VEDIO

Jen. Fartaag iyo macalin Maxamed oo Kismaayo kusoo laabtay-VEDIOkismaayo ( Afdheer ) Jen. Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil (fartaag) madaxweyne ku xigeenka Jubaland iyo macallin Maxamed Ibraahim wasiirka arrimaha bulshada Jubaland ayaa ku soo laabtay Kismaayo. Dim lights Jen. Fartaag ayaa soo hagaajiyey maam ... Wada akhri...
 

Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya iyo ergeyga EU oo booqday Baydhabo-VIDEO

Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya iyo ergeyga EU oo booqday Baydhabo-VIDEOBaydhabo (Afdheer) Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa booqday dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya waftiga ayaa wadahadlo la yeeshay madaxweynaha KG Shariif Xasan goliisa wasiirada iyo qaar ka mid ah Shacabka. Ra`iisul wasaaraha ... Wada akhri...
 

M. Jubaland oo xarigga ka jaray aqalka martida ee Kismaayo..

M. Jubaland oo xarigga ka jaray aqalka martida ee Kismaayo..Nairobi  (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Sh. Axmed-Madoobe ayaa maanta xarigga ka jaray aqalka martida ee magaalada Kismaayo oo loo dhisay si qurux badan aqalkaas oo ku yaal xeebta badweynta hindiya. Sidoo kale waxaa maanta xarigga laga jaray Hotel cusub oo lagu magacaabo Hotel A ... Wada akhri...
 
TV Afdheer