Idaacadda HabeenimoIdaacadda GalabnimoIdaacadda Duhurnimo

 

 

 

 

 

 

 

 
 

 


 

Onkod - updated
 
 

 

 

 
 
 

 



MP Barre Ugaas Geedi oo aan wax ka weydiinay dowladda Kmg ah ee Soomaaliya.

Nayroobi. 2008-07-18, (Afdheer) Ugaas Barre Ugaas Geedi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka Soomaaliya oo ku sugnaa magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ayaan wax ka weydiinay dowladda uu kamidka yahay ee Soomaaliya...

Wada akhri 18.07.

Shir ka furmaya degmada Xagar ee gobolka jubbada hoose.

Xagar. 2008-07-17, (afdheer) Beesha Bartire ayuu dhawaan shir uga furmayaa degmada Xagar ee gobolka jubbada hoose dalka Soomaaliya.

Sida lasoo...

Wada akhri 17.07.

Doowladda Kmg ah oo heshay ciidamo loo soo tababaray.

Baydhabo.2008-07-16, (afdheer) Ciidamo ka badan 3000 ayaa soo gaaray baydhabo kuwaasoo ka yimid dalka Itoobiya.

Wada akhri 16.07.

Gobolada Jubbooyinka Soomaaliya iyo warbixin kooban oo aanu ka diyaarinay.

Jubbooyinka. 2008-07-16 (afdheer) Gobolada Jubbooyinka dalka Soomaaliya waxay kamid ahayeen goobaha ay dhibaatada dagaalada sokeeya sameynta weyn ku lahaayeen.

Wada akhri 16.07.

Gaarisa oo koronto la,aan ah muddo bil ku dhow

Garissa. Magaalada Garissa waxaa ka jira koronyo la,aan sababtay inay khasaaraan goobaha ganacsiga iyo adeegga dadweynaha oo hakad galay mugdiga habeenkii awgiis.

Wada akhri 12.07.

Afdheer.com oo raaligalinaysa akhristayaasheeda.

Afdheer.com waxay  raali galinaysaa akhristayaasheeda ku nool dacalada aduunka maadaama aanan usoo gudbin akhbaartii looga bartay boggan maalmo.

Inshaa allah waxaanu dib u bilaabayn...

Wada akhri 08.07.

Satellites confirm Ethiopia destruction: group

WASHINGTON (Reuters) - Satellite images confirm reports that the Ethiopian military has burned towns and villages in the remote Ogaden region of eastern Ethiopia, the American Association for the Advancement...

Wada akhri 13.06.

Ethiopia oo lagu eedeeyay xadgudub

Hey'adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Right Watch ayaa ku eedeeysay ciidamada dowladda Ethiopia inay geysteen xadgudub ballaaran oo ka dhan ah dadka rayidka ah ee ku nool gobolka Soomaalida, iyadoo la dagaallamaysay Ja...

Wada akhri 12.06.

Nine dead in Djibouti-Eritrea border clashes

DJIBOUTI/ASMARA  (Reuters) - Border clashes between Eritrea and Djibouti killed nine Djiboutian soldiers and wounded 60 others in the first fighting in a decade between the Horn of Africa nations, a defence official said on Thursday.

Wada akhri 12.06.

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu weeraray wadadda Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu weeraray wadadda Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho:  2008-06-12, (Afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi yuusuf ayaa saaka lagu weeraray jidka isagoo kusii jeeday garoonka diyaaradaha...

Wada akhri 12.06.