Idaacadda HabeenimoIdaacadda GalabnimoIdaacadda Duhurnimo

 

 

 

 

 

 

 

 
 

 


 

Onkod - updated
 
 

 

 

 
 
 

 



Jilib oo ay la wareegeen maxaakiimta islaamiga.

Jilib: 2008-05-17, (Afdheer) Degmada jilib oo ka tirsan gobolka j/dhexe ayey la wareegeen ciidamo ka ammar qaata Midowga maxaakiimta kuwaasoo magaalada kala wareegay Maleyshiyo beeloodyo.

Wada akhri 17.05.

Golaha ammaanka ee QM oo ansixiyey ciidamo nabad illaalin oo loo diro Soomaaliya.

New York: 2008-05-16 (Afdheer) Golaha ammaanka ee QM oo kulan ku yeeshay New York ayaa cod aqlibiyad leh ku ansixiyey in dalka Soomaaliya loo diro ciidamo ka socda QM oo badela kuwa AMISOM (Afrika). Wada akhri 16.05.

Somaliland iyo Puntland oo fulinaya axdiga ay la saxeexdeen Itoobiya.

Adhis Ababa: 2008-05-15, (Afdheer) Labada maamul ee la baxay Somaliland iyo Puntland ayaa ku mashquulsan sidii ay u filin lahayeen xiriirka iskaashi ee dhax maray Itoobiya. Wada akhri 15.05.

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka oo shirkii Jabuuti u dhammaday.

Nayroobi: 2008-05-15, (Afdheer) shir uga socday Jabuuti labada dhinac oo siyaasadda Soomaaliya isku haya ayaa dhammaaday wajigisiisii hore.

Wada akhri 15.05.

Ku Xigeenka Afhayenka baarlamaanka dalka Kenya oo socdaal kusoo maray LAGDHEERAA.

Ku Xigeenka Afhayenka baarlamaanka dalka Kenya oo socdaal kusoo maray LAGDHEERAA.

GARISSA: 2008-05-14 (Afdheer Online) ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Mudane Faarax Macalin Dawaaraa ayaa socdaal kusoo kala bixiyey deegaano ka tirsan Lagdera.

Wada akhri 14.05.

Ibraahim Xaad iyo Fowzi Cali oo xukun maxkamadeed ku dhacay.

JIGJIGGA: 2008-05-14, (Afdheer) Fowzi Cali Cabdi ayaa lagu eedeeyey qarraxyo ka dhacay Jigjigga iyo inuu xiriir la leeyahay ururka mucaaradka eah ee Onlf waxana lagu xukumay 22 sanno oo xariga ah.

Wada akhri 14.05.

Dowladda Kmg ah iyo Mucaaradka kasoo horjeeda oo shir uga furmay Jabuuti

Djabuuti: 2008-05-13, (Afdheer) Maalinimadii Shalay waxaa Jabuuti ka furmay shir ay isugu yimaadeen labada dhinac ee kala ah Dowladda Kmg ah iyo Kooxaha mucaaradka.

Wada akhri 13.05.

Dagaal ka dhacay caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum.

Dagaal aad u culus oo Khartoum gilgilay ayaa shalay galab ka billowday caasimaddadalka Suudaan, Khartuum, iskahorimmaadkan ayaa dhaxmaray ciidamada qalabka-sida eeSuudaan iyo koox mucaarad ah oo ay gacan siinayaan millatariga dalka Tishaad, Chad,wa...

Wada akhri 12.05.

Magaalada DERTU ee gobolka W/bari dalka Kenya oo yeelatay Isgaarsiin casri ah

Magaalada DERTU ee gobolka W/bari dalka Kenya oo yeelatay Isgaarsiin casri ah

Garissa: 2008-05-12, (Afdheer) In ka badan 11 kun oo qof oo ku nool magaaladaDertu oo katirsan degaanka lagdhera ayaa waxaa u suurto gashay in ay he...

Wada akhri 12.05.

Degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool oo yeelatay isgaarsiin casri ah.

Degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool oo yeelatay isgaarsiin casri ah.

CEELBARDE: 2008-05-11, (Afdheer) Degmada ceelbarde oo ka tirsan gobolka bakool ayaa markii ugu horreysay yeelatay isgaarsiin casri ah.

Degmadan oo ka mid ah degmooyinka gobolka ugu wanaagsan ayaa nasiib u yeelatay inay la jaa...

Wada akhri 11.05.